SIDEE KU NOQDAA DEVELOPER ?






Waa maxay wep= wep ku waa in la dhiso page , marka la isku

Daro web pages fara badan ayay noqo nayaan website


Hadaba halkan waxaan ku sharaxaynaa see ku noqon kartaa

Web developer


Marka hore  web page ka waxa uu ka kooban yahay 

Laba qaybood oo lakala dhaho  frontend and backend

Qofka barta lamadaba waxa ladhaha fullstuck 



Waxaan hoos ku sharixi doonaa sadex steps oo kala ha

Backend  frontend iyo fullstack


Step1


   Frontend


Frontend= waa qayb ta hore ee kuu muqata web page kaa 

Waxaa lagu dhisaa luuqadaha aan hoos ku sharixi doono



1:Html


Html= heyper text mark language

Waa mid kamida luu qadaha lagu dhiso web pages ka 

Waan waxa koowaad ee lagaa rabo inaad taqaanid sia

Aad web page u dhistid

Web pages ka lagu dhisana  waxay noq daan qaab

Static ah  wanna qol foofta webpage ka  waxay na  u baahan

Tahay luuqada la yiraah do css 


                                                

                                                         2:Css

  

Css= Cascading Style Sheets


Waa luuqad ka mida luqadaha web page ka lagu

Qurxiyo   waxana u istic maali kartaa html iyo javascript



3:Java script



Waa luuqad web page ka lagu dhiso waa na luuqad

Aad u heer saray sa  marka loo eego luuqadaha kale

Sida html.

Luuqadan waxay samay saa web page Doynomic ah

Waxa lagu qurxiyo  css .





Step2



Backend


Backend=waa qayb ta danbe ee web page .

Backend ga ma awoodaan inay arkaan dadka

Soo booqanaya web page kaaga 

Waxana lagu dhisaa luuqadahan …

 


                                                      Php


Waa luuqad kamida luu qadaha lagu dhiso  

Backend ga web page ka wana luuqada Daynomi ah


          

                                                     Python



Python waa luuqad aad u heer saray waxana 

Lagu dhisaa web page yada iyo  applications ka




                                                      Ruby


Waa luu qad lagu dhiso qaybta dan bee web page ka

Waxana in ta badan taa geertaa web pages ka ecomerce 

Ka ah




                                                     Node.js


Node.js= waa luqad aad u heer saray sa waana 

Luuqad aad u fudud  waxayna taageer taa qaybta 

Danbe ee web pageka




Step3



                                              Fullstack




Fullstack=waa is ku darka  frontend+backend 

Waxana  lagu diyaariyaa luqadaha sida  SQL

Waana database 








 





Rasumaltv

Waaxaan idin ka codsanayaa soo dhawayn

Post a Comment

Previous Post Next Post