Waa maxay programmer?
Programmer ku waa qofka soo saara programm buuxa oo shaqay
Naya .
Waa maxay programm?
Programm: waa in amar lasiiyo computer ka ,amar kaas oo noqon
Kara mid .*Shaqo qabasho sida
*in la xisaabiyo xisaabaad
*in lasameeyo games iyo
*amara kale oo computer ka lasiiyo
Marka koowaad waa inaad maskax daada ku haysaa in lanoqdaa
Programmer in ay tahay wax aad u adag laakiin hadaa wakh ti ku bixisid
Ay noqonayso wax aad u fudun wakh tiyarna kugu qaadan
=Marka koowaad
Waxaa jira luuqada fara badan oo lagu dhiso applitions ka
Way na kala fudud yihiin balse inaad fahan to luuqada
Ama system ka aad wax lu boro garaamin
Waxaa laga maar maana inaad soo barato luuqadan aad ku
Shaqayn luuqad laxiriir ta hadaba halkaan hoose waxaan ku
Sharaxaynaa
#luuqadaha ay waa jib tahay inaad barato si aad programmer u noqoto
C langueg
Waa maxay c?
C = waa luu qada hoose oo lagu barto languegs of programme
La aan teed na waxaa laga yaabaa inaadan noqon programmer
Fah maya luuqada qaab ka loo qoro
C waa luuqad qadiimi ah waxayna kuu fudu dayn inaad barato
Luuqade kale sida C++ iyo kuwa kale oo ay isku code yihiin
Qaabka qoraalka oo ay ka mid tahay pythone