LABTOP
Sidee ku doortaa laptop ka aan donayo?
Waxaa jira nooc yo fara badan oo laptop ah
Balse waxay ku kala duwan yihiin qabka ay
U fuliyaan hawsha aad karabtid.
Hadaba waxaan ku sharaxayaa sida aad ku
Dooran lahayd laptop ka aad rabtid adoo ka
Eegi qaybaha ugu muhiim san ee hoos ku sharixi
Step one:CPU
Waa maxay CPU ?
CPU: waa maskaxda computer ka , waana meesha ugu
Muhiim san ee uu computer ka dhan ku shaqeeyo
CPU laaan tiin wax faa iido ah maleh computer ka
Sidaa darteed waa inaad ogaata dorashada koowaad ee
Laptop ka aad rabtid inaad ka eegto dhanka CPU ( Maskax
Da computer ka ).
CPU computers ka is ku mid maaha dhan wala ba marka
Laga sida
Maskaxada
Xawaaraha
Iyo
Waxyaale kalo oo fara badan
CPU waxay u qayb san taa dhanka storeg ka laba qaybood
Oo kala ha
HDD IYO
SSD
Waa maxay farqiga u dhaxeeya HDD iyo SSD
Marka la is bar bar dhigo HDD iyo SSD waxa fiican
SSD dhanka xawaaraha waa uuna ka qiimo sareeya
Step Two:Ram
Waa maxay Ram ?
Ram ku waa memory storega kuu kaydin xogta inta uu shaqay
Nayo computer kaaga.
Marka waa muhiim inaad qiimayso ram ka computer ka aad
Gadanayso aadna la bar bar dhigto waxa aad ku qaba nayso
Sida video edite ka , programmerk ka iyo shaqooyin kale
Ooy kamid tahy photo shop ka
Marka waa muhiim inaad ka eegto laptop kaaga
Dhanka Ramka