Showing posts from April, 2023

MUHIIMADA AKHRISKA

MUHIIIMADDA WAX AKHRINTU KU LEEDAHAY NOLOSHEENA. Waxaad mooddaa in baraha bulshada ay soomaalida ku baranayaan in wax la akhriyo laakiin wali fari kama qodna oo waxaa wali jirta inta badan Soomaalida inaysan dul u lahayn,wax Akhrin joogto ah amaba a…

Rasumaltv

DAGAALKII BADAR

DAGAALKII BADAR EE DULMIGA JABIYAY. Dagaalkii Badar wuxuu dhacay 17kii Ramadaan Sanadkii labaad Ee Hijrada oo ku beegan 13kii marso Sanadkii 624 Miilaadiga. Sababta Dagaalkaa waxay ahayd ka dib kolkii ay Qureysh la wareegtay wixii hanti ahaa ee Maka…

Rasumaltv

QURAANKA IYO WAREEGA DHULKA

QURAANKA IYO WAREEGGA DHULKA!. Kolka aad raac-raacdo qaabka Quraanka oga hadlo Dhulka iyo Meerayaasha waxaa kuu Bidhaamaysa Tixraacyo muujinaya Kubbad-nimada Dhulka iyo Meerayaasha kalaba iyo inay dhamaantood socod meeraysi ah ay leeyihiin. kolka aa…

Rasumaltv
Load More
That is All