Website page code
HTML CODE _____________________ <!DOCTYPE html> <html lang="en"> <head> <meta charset="UTF-8"> <meta http-equiv="X-UA-Compatible" content="IE=Edge"> <meta name="view…
HTML CODE _____________________ <!DOCTYPE html> <html lang="en"> <head> <meta charset="UTF-8"> <meta http-equiv="X-UA-Compatible" content="IE=Edge"> <meta name="view…
CIBAADADA CIDLADA. Waxaa aad u badan in dad badanu u baxaan Safar dan ama dalxiis amaba ay helaan firaaqo ay kali ku noqon karaan,laakiin waxaa inta badan yar in safarkaas ama cidladaas looga faa'iidaysto fursado Cibaado iyo Alla bari. Waxaa sug…
Wixii khalad aad u fahanto waan kaa raali gali wallaal # ASALKA MAGACYADA REERAHA SOOMAALI[2] Hadaad u fiirsato badanka magacyada reeraha soomaalida waa magacyo xirfadeed kuwo deegaan iyo kuwo diimeed, sida samaale iyo waaqle oo magac diimeed ah, Ha…
ISLAAMKA IYO TIXGALINTA KALA DUWANAANTA. Fikirka ah anigaa Xaqii oo soconaya ah inta ikhilaaftayna waa baadil aan istaahilin inay noolaadaan xitaa haday yihiin Muslimiin tukanaysa oo soomaya oo aaminsan shanta tiir ee Islaamka iyo lixda Iimaanka,fik…
# XIGMADA SOONKA. Soonku waa Tababar waa Kuliyad Nafta lagu carbinayo oo lagu jalabarayo,waa Koorso Dadka lagu diyaarinayo oo loogu sheegayo inay si ku meel gaar ah ku hantaan Xakamaha Nafta oo ay u darbaan raacitaanka awaamirta Eebbe iyo ka tagidda…
ISLAAMKA IYO CAAWINTA DUMARKA GAROOBADA AH. Islaamku wuxuu dhiiri galiyay u gargaarida Garoobada wuxuuna shaaca ka qaaday in u samafalkooda lagu muto Jano iyo u dhowaansho Eebe oo Rasuulku scw wuxuu yiri:- “((الساعي على الأرملة والمسكين كالمجاهد في…
QURAANKU MUXUU INAGU HAGAYAA?! Ilaahay wuxuu yiri:- إِنَّ هَٰذَا الْقُرْآنَ يَهْدِي لِلَّتِي هِيَ أَقْوَمُ وَيُبَشِّرُ الْمُؤْمِنِينَ الَّذِينَ يَعْمَلُونَ الصَّالِحَاتِ أَنَّ لَهُمْ أَجْرًا كَبِيرًا (9) “Qur’aankan wuxuu dadka ku hagayaa hadba sida…
KU MASHQUUL WIXII MICNO KUU LEH. Akhristaha sharafta badanoow in yar iga amaahi Waqtigaada qaaliga ah oo Isha mari Adiga oo mahadsan Qormadan ay dhici karto inaad wax uun ka kororsato. Walaal kolay wax baad Akhriyaysaa ama Qoraysaa'ama ka Fekera…
MURANKA AAN MICNAHA KU DHISNEYN WAA MUUNAD DILE AAN LAGA MACAASHIN. Waxaa laga yaabaa in mar mar lagu galiyo Muran aan micno lahayn iyo dood waqti badan qaadata oo aan waxba laga dheefin. Muranku maaha wax fiican oo laga helo faa'iido loo aayo w…
CAFISKA IYO SAAMAXAADDA ISLAAMKA. Cafisku waa sifo la mahdiyo oo uu Alle siiyo Qofka uu Gob ka dhigo Gobanimana ugu daro. Si ilaahay u solosiiyonsiiyo Adoomadiisa ku sifaysnaanta sifadaas suubban ayuu ku amray inay qaataan cafiska. خُذِ الْعَفْوَ و…
<html> <head> <title>table</title> <body style="background:#1234"> </head> <table border=1px solid : width=600px height=300px style="text-align:center"> <thead style="backgroun…
Our website uses cookies to improve your experience. Learn more
Ok